| Faarax:hooyadayda ayaan soo booqan rabaa, ma i raaci kartaa? |
فارح:أريد أن أزور والدتي، هل تستطيع أن تذهب معي؟ |
| Haaruun: walaalkayga baan sugayaa, haddii uu guriga u soo laabto ayaan ku raacaa. |
هارون:أنتظر أخي، فإذا عاد إلى المنزل أذهب معك. |
| Faarax: walaalkaaga halkuu ka imaanayaa? |
فارح:من أين يأتي أخوك؟ |
| Haaruun: Afgooye ayuu ka imaanayaa, isaga adeerkayga buu la shaqeeyaa. |
هارون:يأتي من أفجوي، فهو يعمل مع عمي. |
| Faarax: habaryartayda ayaa Afgooye ku nool. |
فارح:خالتي تعيش في أفجوي. |
| Haaruun: eeddadayda sidoo kale waxay degan tahay Afgooye . |
هارون:عمتي أيضا تسكن في أفجوي. |
| Faarax : awoowehayga ayaa beer weyn ku leh Afgooye. |
فارح:جدي يملك مزرعة كبيرة في أفجوي. |
| Haaruun: Afgooye waa magaalo aad u fiican. |
هارون:أفجوي مدينة رائعة جدا. |
| Faarax:sidaas walaashayda baa tiraahda mar kasta. |
فارح:كذلك تقول أختي كل مرة. |