| Deeqa:waxaan iibsaday guri, alaab baan u baahanahay |
ديقة:اشتريت منزلاً، أحتاج إلى أثاث |
| Luul: ma cusub yahay guriga? |
لول:هل المنزل جديد؟ |
| Deeqa: haa, waxaan rabaa alaab sida sariir iyo armaajo iyo firijiteer. |
ديقة:نعم، أريد أثاثاً مثل سرير ودولاب وثلاّجة. |
| Luul: jikada ma weyn tahay? |
لول:هل المطبخ كبير؟ |
| Deeqa: maya way yar tahay, laakin musqusha ayaa weyn. |
ديقة:لا، هو صغير لكن الحمّام كبير. |
| Luul: guri fiican ayaad heshay. |
لول:وجدت منزلاً جيداً. |
| Deeqa: qolka jiifka wuu ballaaran yahay. |
ديقة:غرفة النوم واسعة. |
| Luul: albaabada iyo daaqadaha waa muhim. |
لول:الأبواب والنوافذ مهمة. |
| Deeqa:alaab badan baan u baahanahay. |
ديقة:أحتاج إلى أثاث كثير. |