Magacuyaal su’aaleedka | أدواتالاستفهام

| Halkee/intee | أين | Halkee u socotaa? | إلى أين تذهب؟ | ||||
| Aaway/meeye | أين | Aaway furaha? | أين المفتاح؟ | ||||
| Immisa/meeqa | كم | Waa immisa qalinkan? | بكم هذا القلم؟ | ||||
| Goorma | متى | Goormaad rabtaa? | متى تريد؟ | ||||
| Kuma | من (مذكر) | Waa kuma wiilkan? | من هذا الولد؟ | ||||
| Tuma | من (مؤنث) | Waa tuma gabdhan? | من هذه البنت؟ | ||||
| Kee | أي(مذكر) | Kee ku siiyay? | من أعطاك؟ | ||||
| Tee | أي(مؤنث) | Tee kugaraacday? | من ضربتك؟ | ||||
| Yaa | من | Yaa yimid? | من جاء؟ | ||||
| Ma | هل | Ma u baahan tahay? | هل تحتاج إليه؟ | ||||
| Sidee | كيف | Sidee tahay? | كيف حالك؟ | ||||
| Maxaa | ماذا | Maxaa rabtaa? | ماذا تريد؟ | ||||
| Macallin | Macallimad | Miis | |||||
| مدرّس | مدرّسة | مكتب | |||||
| Khad | Ul | Maqas | |||||
| محبرة | عصا | مقصّ | |||||
| Qalinqor | Arday | Ardayad | |||||
| مبراة | طالب | طالبة | |||||
| Gambaleel | Kalkoleetar | Koollo | |||||
| جرس | آلة حاسبة | لصق | |||||
| Tirtire | Buug | Qaamuus | |||||
| ممحاة | كتاب | قاموس | |||||
| Qalin | Qalin-qori | Mastarad | |||||
| قلم | قلم رصاص | مسطرة | |||||
| Boorso | Maamule | Sabuurad | |||||
| حقيبة | مدير | سبّورة | |||||
| Arday baan ahay | أنا طالب. |
| Dugsi fiican baan dhigtaa. | أدرس في مدرسة جيدة. |
| Casharkayga maalin kasta waan qoraa . | أكتب درسي كل يوم. |
| Waan tixgaliyaa macllinkayga. | أحترم مدرّسي. |
| Marmar sabuuradda ayaan tirtiraa. | أحيانا أمسح السبّورة. |
| Dugsiga bas baan ku aadaa. | أذهب إلى المدرسة بالباص. |
| Waxaan la cayaaraa marmar ardayda. | ألعب أحياناً مع التلاميذ. |
| Gurigeena uma dhowa dugsiga | منزلنا ليس قريبا من المدرسة. |
| Qalinka ayaa iga lumay | قلمي ضاع مني. |
| Xasan:ma adag yahay casharka? | حسن:هل الدرس صعب؟ |
| Geedi: casharkee? | غيدي:أي درس؟ |
| Xasan: casharka maanta . | حسن:درس اليوم. |
| Geedi: maya, ma adka | غيدي:لا، ليس صعباً. |
| Xasan: laakin anigu waa igu adag yahay. | حسن:لكن هو صعب عليّ. |
| Geedi: macallinka weyddii waxa kugu adag. | غيدي:اسأل المدرّس عمّا هو صعب عليك. |
| Xasan: waa yahay. | حسن:حسناً. |
| Geedi: aniga waxaan u arkaa casharkan inuu fudud yahay. | غيدي:أنا أرى أن هذا الدّرس سهل. |
| Xasan:adiga si fiican baad wax u fahantaa. | حسن:أنت تفهم بشكل جيد. |
| Qalinqor ma haysaa? | هل عندك مبراة؟ |
| Mastarad ma u baahan tahay? | هل تحتاج إلى مسطرة؟ |
| Kursigan ma rabtaa? | هل تريد هذا الكرسي؟ |
| Macallinka yuu yahay? | من المدرّس؟ |
| Xisaabta ma adag tahay? | هل الرياضيات صعبة؟ |
| Naxwaha ma fudud yahay? | هل النحو سهل؟ |
| Taariikhda ma jeceshahay? | هل تحب التاريخ؟ |
| Macallinka goormuu imanayaa? | متى يأتي المدرّس؟ |
Su’aalaha:
- Dhammeystir weeraha soo socda wax ka maqan
| Qalinqor ….. haysaa? |
| Mastarad … u baahan tahay? |
| Kursigan ma ……? |
| Macallinka yuu ……? |
| Xisaabta ma adag ….? |
| Naxwaha …. fudud yahay?
2- Kasoo saar weeraha soo socda magacuyaal su’aaleed kaddib tarjun Halkee u socotaa? Aaway furaha? Waa immisa qalinkan? Goormaad rabtaa? Waa kuma wiilkan? Waa tuma gabdhan? Kee ku siiyay? Tee kugaraacday? Yaa yimid? Ma u baahan tahay?
|
مراجع:
- Naxwaha Af soomaaliga, Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.
- A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK 1905, Cambridge University.
- الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم 2009 القاهرة