الجملة البسيطة في اللغة الصومالية Weedha fudud

| Weedh dhiman | جملة ناقصة | |
| Haddii aan guriga gato. | إن اشتريتُ المنزل. | |
| Haddii aad lacag u baahan tahay. | إن كنتَ محتاجاً إلى نقود. | |
| Geedka dheer. | الشجرة الطويلة. | |
| Weedh dhan | جملة تامّة | |
| Ninka ayaa tagay. | ||
| Ninka baa tagay. | الرجل ذهب. | |
| Ninkaa tagay. | ||
| Naagta ayaa tagtay. | ||
| Naagta baa tagtay. | المرأة ذهبت. | |
| Naagtaa tagtay. | ||
| Aadan ayaa dhoofay. | ||
| Aadan baa dhoofay. | آدم سافر. | |
| Aadanaa dhoofay. | ||
| Waxaa tagay ninka. | ذهب الرجل. | |
| Waxaa tagtay naagta. | ذهبت المرأة. | |
| Waxaa dhoofay Aadan. | سافر آدم. | |
| Saalax waa macallin. | صالح مدرّس. | |
| Magacayga waa Saalax . | اسمي صالح. | |
| Cabdiraxmaan: waa kuma adiga magacaa? | عبد الرحمن: من أنت وما اسمك؟ |
| Xasan: aniga waa Xasan | حسن: أنا حسن. |
| Cabdiraxmaan:waa maxay magacaaga dambe? | عبد الرحمن: ما اسم عائلتك؟ |
| Xasan: magacayga dambe waa Cali | حسن: اسم عائلتي علي. |
| Cabdiraxmaan:waa maxay nambarka moobeylkaaga? | عبد الرحمن: ما رقم جوالك؟ |
| Xasan: nambarka moobeylkayga waa 055327772 | حسن: رقم جوالي:055327772 |
| Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka xafiiskaaga? | عبد الرحمن: ما هو رقم مكتبك؟ |
| Xasan: nambarka xafiiskayga waa: 2165078 | حسن: رقم مكتبي:2165078 |
| Cabdiraxmaan: waa maxay emailkaaga? | عبد الرحمن: ما هو بريدك الإلكتروني؟ |
| Xasan: emailkayga waa [email protected]. | حسن: بريدي الإلكتروني [email protected] |
| Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka jidkaaga? | عبد الرحمن: ما هو رقم شارعك؟ |
| Xasan: Jidkayga nambarkiisa waa 77 | حسن: رقم شارعي هو 77 |
| Cabdiraxmaan: jidkee degan tahay? | عبد الرحمن: في أي شارع تسكن؟ |
| Xasan: waxaan deganahay waddada Makka almukarrama. | حسن: أسكن في شارع مكة المكرمة. |
| Cabdiraxmaan:xaafaddee? | عبد الرحمن: في أي حي؟ |
| Xasan: xaafadda Hodan. | حسن: في حي هدن. |
| Cabdiraxmaan: halkey ku taallaa Hodan? | عبد الرحمن: أين هدن؟ |
| Xasan: Muqdisho. | حسن: في مقديشو. |
| Cabdiraxmaan: dalkee? | عبد الرحمن: في أي بلد؟ |
| Xasan: Jamhuuriyadda Soomaaliya. | حسن: في جمهورية الصومال. |
Su’aalaha:
- Kala bixi weeraha dhammaystiran iyo ku aan dhammaystirnayn
Haddii aan guriga gato.
Haddii aad lacag u baahan tahay.
Geedka dheer.
Naagtaa tagtay.
Aadan ayaa dhoofay.
Aadan baa dhoofay.
Aadanaa dhoofay.
Waxaa tagay ninka.
Waxaa tagtay naagta.
Waxaa dhoofay Aadan.
Saalax waa macallin.
- Tarjun sheekeysiga soo socda:
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka jidkaaga?
Xasan: Jidkayga nambarkiisa waa 77
Cabdiraxmaan: jidkee degan tahay?
Xasan: waxaan deganahay waddada Makka almukarrama.
Cabdiraxmaan: xaafaddee?
Xasan: xaafadda Hodan.
Cabdiraxmaan: halkey ku taallaa Hodan?
Xasan: Muqdisho.
Cabdiraxmaan: dalkee?
Xasan: Jamhuuriyadda Soomaaliya.
مراجع:
- Naxwaha Af soomaaliga, Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.
- A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK 1905, Cambridge University.
- الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم 2009 القاهرة