FARSHAXANKA & FARSAMADA GACANTA الرسم والصناعة اليدوية

| Farshaxan | Rengi | Sharraxaad |
| رسم | دهان | نقش |
| Farshaxanle | Sawir | Hoos |
| رسّام | صورة | ظلّ |
| Buraash | Qalin | Midabyo |
| فرشاة | قلم | ألوان |
| Kaamira | Tiir | Dheri |
| آلة التصوير | عمود | فخّار |
| Iftiin | Qalloocan | Faryaame |
| ضوء | معوجّ | نجّار |
| Daabacad | Alwaax | Haram |
| طابعة | خشب | هرم |
| Dhisme | Wareeg | Toosan |
| مبنى | دائرة | مستقيم |
| Magacayga waa Jeylaani, waxaan ahay farshaxanle, waxaan sawiraa sawirrada dabiiciga ah sida cirka iyo geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo kala duwan si aan u helo sawir qurux badan, waxaan sawiray sawirro badan oo dadka ka yaabiyay. |
| اسمي جيلاني، أنا رسّام أرسم الصور الطبيعية، مثل السماء والأشجار والبحار والنجوم، أستخدم ألواناً مختلفة كي أحصل على صورة جميلة، رسمت صورا كثيرة أبهرت الناس. |
| Geele: waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan. | غيلي:رأيت رسما جميلا جدّاً |
| Xaaji: halkee laga helaa? | حاجي: أين يوجد؟ |
| Geele: jaamacadda Muqdisho. | غيلي:في جامعة مقديشو. |
| Xaaji: farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda Muqdisho? | حاجي:هل يُدرَّس الرسم في جامعة مقديشو؟ |
| Geele: ma ogi, laakin waan filayaa. | غيلي: لا أعلم، لكني أتوقّع. |
| Xaaji: aniga waxaan rabaa sawir dabiici ah. | حاجي: أنا أريد صورة طبيعية. |
| Geele: waad heli kartaa. | غيلي: تستطيع أن تحصل عليها. |
| Xaaji: halkeen ka heli karaa? | حاجي: أين أجدها؟ |
| Geele: dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawirradaas. | غيلي: يوجد متجر لبيع تلك الصور. |
| Xaaji: ma dhow yahay? | حاجي: هل هو قريب؟ |
| Geele: haa. | غيلي: نعم. |
| Xaaji: ma i raaci kartaa? | حاجي: هل تستطيع أن تمشي معي؟ |
| Geele: waxaan heli doonaa fursad labo saac kaddib. | غيلي: سأجد فرصة بعد ساعتين. |
| Xaaji:waa hagaag, mahadsanid. | حاجي: حسناً، شكراً |
Su’aalaha:
- Dhammeystir waxa ka maqan hadalka soo socda:
Magacayga …. Jeylaani, waxaan … farshaxanle, waxaan sawiraa sawirrada dabiiciga ah sida cirka … geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo …. duwan si aan u helo sawir …. badan, waxaan sawiray sawirro badan oo dadka ka yaabiyay.
- Kasoo saar sheekeysiga soo socda magacuyaal su’aaleed
| Geele: waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan. |
| Xaaji: halkee laga helaa |
| Geele: jaamacadda Muqdisho. |
| Xaaji: farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda Muqdisho? |
| Geele: ma ogi, laakin waan filayaa. |
| Xaaji: aniga waxaan rabaa sawir dabiici ah. |
| Geele: waad heli kartaa. |
| Xaaji: halkeen ka heli karaa |
| Geele: dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawirradaas. |
| Xaaji: ma dhow yahay |