محادثة في جسم الإنسان 1

| Xuseen: waad salaaman tahay. | حسين:السلام عليك[1]. |
| Dhakhtarka: waan kaa qaaday, maxaa kugu dhacay? | الطبيب:وعليك السلام، ماذا حدث لك؟ |
| Xuseen : lugta iyo qoorta ayaan xanuun ka dareemayaa. | حسين:أشعر بألم في الرجل والرقبة. |
| Dhakhtarka: ma wax baa kugu dhacay? | الطبيب:هل أصابك شئ؟ |
| Xuseen: jaranjarada ayaan ka dhacay. | حسين:سقطتُ من السلّم. |
| Dhakhtarka: faraha xanuun ma ka dareemaysaa? | الطبيب:هل تشعر بألم فى الأصابع؟ |
| Xuseen: maya, waxaan ka dareemayaa dhabarka iyo bowdada iyo gacanta. | حسين:لا، أشعر فى الظهر والفخذ واليد. |
| Dhakhtarka:bomaatadan qaado una adeegso jirkaaga oo dhan habeen kasta hurdada ka hor. | الطبيب:خذ هذا المرهم واستخدمه في جميع جسمك كل ليلة قبل النوم. |
| Xuseen:mahadsanid. | حسين:شكراً. |
| Dhakhtarka :adaa mudan. | الطبيب:عفواً. |
[1] – والترجمة الحرفية : تحية لك