محادثة في معرفة الأهل والأقارب

محادثة في معرفة الأهل والأقارب باللغة الصومالية
محادثة في معرفة الأهل والأقارب باللغة الصومالية

 

Faarax:hooyadayda ayaan soo booqan rabaa, ma i raaci kartaa? فارح:أريد أن أزور والدتي، هل تستطيع أن تذهب معي؟
Haaruun: walaalkayga baan  sugayaa, haddii uu guriga u soo laabto ayaan ku raacaa. هارون:أنتظر أخي، فإذا عاد إلى المنزل أذهب معك.
Faarax: walaalkaaga halkuu ka imaanayaa? فارح:من أين يأتي أخوك؟
Haaruun: Afgooye ayuu ka imaanayaa, isaga adeerkayga buu la shaqeeyaa. هارون:يأتي من أفجوي، فهو يعمل مع عمي.
Faarax: habaryartayda ayaa Afgooye ku nool. فارح:خالتي تعيش في أفجوي.
Haaruun: eeddadayda sidoo kale waxay degan tahay Afgooye . هارون:عمتي أيضا تسكن في أفجوي.
Faarax : awoowehayga ayaa beer weyn ku leh Afgooye. فارح:جدي يملك مزرعة كبيرة في أفجوي.
Haaruun: Afgooye waa magaalo aad u fiican. هارون:أفجوي مدينة رائعة جدا.
Faarax:sidaas walaashayda baa tiraahda mar kasta. فارح:كذلك تقول أختي كل مرة.

 

 

 

 

 

 

محادثة فيما يخص المدرسة باللغة الصومالية

اترك تعليقاً