درس الأسبوع الثاني: ضمير المفعول غير المباشر
Magacuyaal layeeleedka dadban
ضمير المفعول غير المباشر

| Ii | لي | Guri buu ii dhisay. | بنى لي منزلاً. |
| kuu | لك | Guri buu kuu dhisay. | بنى لك منزلاً. |
| U | له/لها/لهم | Guri buu u dhisay. | بنى له منزلاً. |
| Noo | لنا | Guri buu noo dhisay. | بنى لنا منزلاً. |
| Ino | لنا | Guri buu inoo dhisay. | بنى لنا منزلاً. |
| Idin | لكم | Guri buu idindhisay. | بنى لكم منزلاً. |
| Hal nin ayaa ii yimid. | أتاني رجل واحد. |
| Labo qof ayaan arkay. | رأيت شخصين. |
| Seddex qalin baan haystaa. | عندي ثلاثة أقلام. |
| Afar arday baan la kulmay. | قابلت أربعة طلاب. |
| Shan shilin i sii. | أعطني خمسة شلنات. |
| Qalinka koowaad baan rabaa. | أريد القلم الأول. |
| Buugga labaad ii keen. | هات لي الكتاب الثاني. |
| Guriga seddexaad baan dhisay. | بنيت البيت الثالث. |
| Fasalka afaraad baan dhigtaa. | أدرس في الفصل الرابع. |
| Dabaqa shanaad baan deganahay. | أسكن في الدور الخامس. |
| Lix kun iyo shan boqol i sii. | أعطني ستة آلاف وخمسمائة. |
| Hal milyan iyo seddex boqol kun qaado. | خذ مليوناً وثلاثمائة ألف. |
| Shan bilyan shilin soomaali baan haystaa. | عندي خمسة مليارات شلن صومالي. |
| Shariif:immisa sano ayaad jirtaa? | شريف:كم عمرك (عندك كم سنة)؟ |
| Aadan:waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana? | آدم:عمري ست عشرة سنة، وأنت؟ |
| Shariif: waxaan jiraa labaatan sano. | شريف:عمري عشرون سنة. |
| Shariif: shan doolar ma isiin kartaa? | شريف:هل تستطيع أن تعطيني خمسة دولارات؟ |
| Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa. | آدم:أعطيك عشرين دولاراً. |
| Shariif: aad baad u mahadsantahay. | شريف:شكراً جزيلاً. |
| Aadan: gaarigaas anaa iska leh. | آدم:تلك السيارة ملك لي. |
| Shariif: ma gaariga koowaad baa mise kan labaad mise kan seddexaad? | شريف:السيارة الأولى أم الثانية أم الثالثة؟ |
Su’aalaha:
- Dhammeystir waxa ka maqan weedhaha
| Hal nin … ii yimid. |
| Labo …. ayaan arkay. |
| Seddex qalin ….. haystaa. |
| Afar arday baan …. kulmay. |
| Shan shilin …. sii. |
| Qalinka koowaad ….. rabaa. |
| Buugga …… ii keen. |
| Guriga ….. baan dhisay. |
| Fasalka afaraad …. dhigtaa. |
| Dabaqa …… baan deganahay. |
| Lix kun iyo shan boqol …. sii. |
| Hal milyan iyo …… boqol kun qaado. |
- Tarjun sheekeysiga soo socda:
| Shariif:immisa sano ayaad jirtaa? |
| Aadan:waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana? |
| Shariif: waxaan jiraa labaatan sano. |
| Shariif: shan doolar ma isiin kartaa? |
| Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa. |
| Shariif: aad baad u mahadsantahay. |
| Aadan: gaarigaas anaa iska leh. |