محادثة تتعلق بالحياة اليومية باللغة الصومالية
الحياة اليومية

| Cali: goormaad soo toostaa? | علي:متى تستيقظ؟ |
| Afrax: waxaan soo toosaa toddobadii subaxnimo. | أفرح:أستيقظ السابعة صباحا. |
| Cali: Qaxwo ma cabtaa? | علي:هل تشرب القهوة؟ |
| Afrax: haa, waan cabbaa qaxwada. | أفرح:نعم، أشرب القهوة. |
| Cali: maalinta jimcaha dugsiga ma aadaa? | علي:هل تذهب إلى المدرسة يوم الجمعة؟ |
| Afrax: maya. | أفرح:لا. |
| Cali: telefiishan ma daawataa? | علي:هل تشاهد التلفاز؟ |
| Afrax: marmar. | أفرح:أحياناً. |
| Cali: maktabadda buugaag ma ku akhrisataa? | علي :هل تقرأ الكتب في المكتبة؟ |
| Afrax: haa, waan ku akhristaa. | أفرح:نعم، أقرأ فيها. |
| Cali: waa maxay buugaagta aad akhrisato? | علي :ماهي الكتب التى تقرؤها؟ |
| Afrax: buugaagta xayawaanka ka sheekaysa. | أفرح:الكتب التي تتحدث عن الحيوانات. |
| Cali: maktabadda ma weyn tahay? | علي:هل المكتبة كبيرة؟ |
| Afrax:haa, aad bay u weyn tahay. | أفرح:نعم، كبيرة جداً. |