| Cabdiraxmaan: waa kuma adiga magacaa? |
عبد الرحمن: من أنت وما اسمك؟ |
| Xasan: aniga waa Xasan |
حسن: أنا حسن. |
| Cabdiraxmaan:waa maxay magacaaga dambe? |
عبد الرحمن: ما اسم عائلتك؟ |
| Xasan: magacayga dambe waa Cali |
حسن: اسم عائلتي علي. |
| Cabdiraxmaan:waa maxay nambarka moobeylkaaga? |
عبد الرحمن: ما رقم جوالك؟ |
| Xasan: nambarka moobeylkayga waa 055327772 |
حسن: رقم جوالي:055327772 |
| Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka xafiiskaaga? |
عبد الرحمن: ما هو رقم مكتبك؟ |
| Xasan: nambarka xafiiskayga waa: 2165078 |
حسن: رقم مكتبي:2165078 |
| Cabdiraxmaan: waa maxay emailkaaga? |
عبد الرحمن: ما هو بريدك الإلكتروني؟ |
| Xasan: emailkayga waa [email protected]. |
حسن: بريدي الإلكتروني [email protected] |
| Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka jidkaaga? |
عبد الرحمن: ما هو رقم شارعك؟ |
| Xasan: Jidkayga nambarkiisa waa 77 |
حسن: رقم شارعي هو 77 |
| Cabdiraxmaan: jidkee degan tahay? |
عبد الرحمن: في أي شارع تسكن؟ |
| Xasan: waxaan deganahay waddada Makka almukarrama. |
حسن: أسكن في شارع مكة المكرمة. |
| Cabdiraxmaan:xaafaddee? |
عبد الرحمن: في أي حي؟ |
| Xasan: xaafadda Hodan. |
حسن: في حي هدن. |
| Cabdiraxmaan: halkey ku taallaa Hodan? |
عبد الرحمن: أين هدن؟ |
| Xasan: Muqdisho. |
حسن: في مقديشو. |
| Cabdiraxmaan: dalkee? |
عبد الرحمن: في أي بلد؟ |
| Xasan: Jamhuuriyadda Soomaaliya. |
حسن: في جمهورية الصومال. |