محادثة في جسم الإنسان 2

محادثة في جسم الإنسان 2 الطبيب مع أم المريض
محادثة في جسم الإنسان 2 الطبيب مع أم المريض
Faadumo: cunuggayga wuu xanuunsan  yahay. فاطمة:طفلي مريض.
Dhakhtarka: halkee buu ka sheeganayaa (halkee laga hayaa)? الطبيب:من أين يشتكي؟
Faadumo: ma ogi, si daran buu u ooyaa habeen kasta. فاطمة:لا أدري، يبكي بشدة كل ليلة.
Dhakhtarka: sug aan baaree. الطبيب:انتظري أفحص.
Faadumo: waa hagaag. فاطمة :حسنا.
Dhakhtarka: cirridka ayuu ka bararsan yahay. الطبيب:عنده تورّم في اللثة.
Faadumo: mararka qaarkood dhiig ayaan afkiisa ku arkaa. فاطمة:أحيانا أري دما في فمه.
Dhakhtarka:waa inuu qaataa daawadan  seddex jeer . الطبيب:يجب أن يتناول هذا الدواء ثلاث مرات.
Faadumo:mahadsanid. فاطمة:شكراً.
Dhakhtarka:adaa mudan. الطبيب:عفواً.

اترك تعليقاً