Qurub diiradeed | أداة إسنادية

| Waa | Waa cunay Cali mooska. | أكل علي الموز. |
| Baa | Faarax baa albaabka garaacay. | فارح دقّ الباب. |
| Ayaa | Saciid ayaaSoomaali u dhoofay. | سعيد سافر إلى الصومال. |
| Waxaa/waxa | Waxaa cabbay caanaha Haaruun. | هارون شرب الحليب. |
| Aa | Qaraxaa dhacay. | حدث انفجار. |
| Ma | Ma rabtaa? | هل تريد؟ |
| Ma | Ma rabo. | لا أريد. |
| Sow | Sow ma rabtid? | ألا تريد؟ |
| Ha | Ha tago. | فليذهب. |
الأدوات الإسنادية مع ضمائر الفاعل المتصلة
Ayaa
| أنا | ayaan | +aan | ayaa | Aniga |
| أنت | ayaad | +aad | ayaa | Adiga |
| هو | ayuu | +uu | ayaa | Isaga |
| هي | ayay | +ay | ayaa | Iyada |
| نحن | ayaynu | +aynu | ayaa | Innaga |
| نحن | ayaannu | +aannu | ayaa | Annaga |
| أنتم | ayaydin | +aydin | ayaa | Idinka |
| هم | ayay | +ay | ayaa | Iyaga |
Baa
| أنا | baan | +aan | baa | Aniga |
| أنت | baad | +aad | baa | Adiga |
| هو | buu | +uu | baa | Isaga |
| هي | bay | +ay | baa | Iyada |
| نحن | baynu | +aynu | baa | Innaga |
| نحن | baannu | +aannu | baa | Annaga |
| أنتم | baydin | +aydin | baa | Idinka |
| هم | bay | +ay | baa | Iyaga |
Waa
| أنا | waan | +aan | waa | Aniga |
| أنت | waad | +aad | waa | Adiga |
| هو | wuu | +uu | waa | Isaga |
| هي | way | +ay | waa | Iyada |
| نحن | waynu | +aynu | waa | Innaga |
| نحن | waannu | +aannu | waa | Annaga |
| أنتم | waydin | +aydin | waa | Idinka |
| هم | way | +ay | waa | Iyaga |
Waxaa
| أنا | waxaan | +aan | waxaa | Aniga |
| أنت | waxaad | +aad | waxaa | Adiga |
| هو | wuxuu | +uu | waxaa | Isaga |
| هي | waxay | +ay | waxaa | Iyada |
| نحن | waxaynu | +aynu | waxaa | Innaga |
| نحن | waxaannu | +aannu | waxaa | Annaga |
| أنتم | waxaydin | +aydin | waxaa | Idinka |
| هم | waxay | +ay | waxaa | Iyaga |