الدرس الأسبوع الثامن: الاسم Magaca
| Magacyadafamilka | Mgacyada dheddiga | Magacyada labka |
| أسماء عائلية | أسماء الإناث | أسماءالذكور |
| Kulmiye | Sacdiyo | Xasan |
| Abroone | Farxiyo | Cali |
| Diinle | Faadumo | Maxamed |
| Barbaare | Nasteexo | Geeddi |
| Gaashaan | Caasho | Guuleed |
| Barre | Sucaado | Faarax |
| Magac | اسم | Macallin | مدرّس |
| Magaca familka | اسم العائلة | Farshaxanle | رسّام |
| Jamhuuriyad | جمهورية | Dhakhtar | طبيب |
| Masar | مصر | Ganacsade | تاجر |
| Nool | عائش/ حيّ | Xirfadle | حرفي |
| Soomaali | الصومال | Injineer | مهندس |
| Fasax | عطلة | Farsamayaqaan | صانع |
| Bareeg | فسحة | Beeralley | فلاّح |
| Wariye | صحفي | Shaqaale | عامل |
| Dalxiise | سائح | Nasasho | راحة |
| Gurijoog | ربة منزل |
| Kalkaaliso | ممرضة |
| Isbitaal | مستشفى |
| Helid | حصول على |
| Saaxiib | صديق |
| Xaas | زوجة |
| Eeg | انظر |
| Dhalasho | ميلاد |
| Aniga waa Xasan Cali, nambarka taleefankayga waa : 2165038, Nambarka moobeylkayguna waa 055327772
Nambarka xafiiskana waa :2165078, emailkayguna waa [email protected], waxaan ka imid Soomaali, waxaanna ahay macallin, waxaan dhigaa Af-Soomaaliga, shaqada waxaan ku aadaa bas iyo tareen, waqtiyada nasashada waxaan la gutaa saaxiibayaashayda. |
| أنا حسن علي، رقم هاتفي : 2165038 و رقم محمولي 055327772 ورقم المكتب: 2165078 وبريدي الالكتروني هو [email protected]جئت من الصومال، وأنا مدرس أدرّس اللغة الصومالية، أذهب إلى الجامعة فى أيام العمل بالباص والقطار، وعند الاستراحة أقضي الأوقات مع زملائي. |
Su’aalaha:
Kasoo saar magacyada soo socda magacyo dheddig ah, kaddib weero fudud geli:
| Kulmiye | Sacdiyo | Xasan |
| Abroone | Farxiyo | Cali |
| Diinle | Faadumo | Maxamed |
| Barbaare | Nasteexo | Geeddi |
| Gaashaan | Caasho | Guuleed |
| Barre | Sucaado | Faarax |
2- dhammaystir hadalka soo scodka wax aka maqan
Aniga …. Xasan Cali, nambarka taleefankayga … : 2165038, Nambarka moobeylkayguna waa 055327772
Nambarka xafiiskana waa :2165078, emailkayguna waa [email protected], waxaan …. imid Soomaali, waxaanna … macallin, waxaan dhigaa Af-Soomaaliga, shaqada waxaan ku aadaa bas … tareen, waqtiyada nasashada …. la gutaa saaxiibayaashayda.
مراجع:
- Naxwaha Af soomaaliga, Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.
- A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK 1905, Cambridge University.
- الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم 2009 القاهرة
درس الأسبوع السادس: المبنيّ للمجهول
